Skip to main content
Qiso jacayl qaybtii labada: Axmed ayaa sidiiran Ugu yidhi adaa mudan walal Axmed Wuxu sii raaciyay hadalkisii walal Magaca ma Ii shegi kartaa Haa ayay tiri Aniga Muna. Ayaa layidhah. Sido kale Ahmedna Wuxu U shegay Magacisii waxayna kala Qorteen lanbaradii kadib way tagay muna Axmedna Wuxu uu soo dhaqaaqay dhankii gurigooda maalinta Axmed waxay u ahyd maalin aad u farxad badan intii uu jidka ku soo jiray waxa qalbigiisa ku soo noqnoqonaysay hadaladii muna kadib Wuxu soo gaadhay gurigii. Mar ay saacadu ahyd abaaro 9:00 fiidnimo ayuu qaraacay lanbarkii muna Kadib waxa ka qabatay muna si farxadi Ku dheehantahay ayuu ku yiri hallow! muna iiwaran waa axmede muna oo garatay codkiisa ayaa tiri nabad Axmed Xoga kaftan xiiso badan leh ayay Wadageen habeenkaas markii uu dhigay axmed telkii Qalbigisii waxa Sidhaba u dagay Dareenkii Jacaylka habeenkas oo dhan axmed Ma seexan Wuxu ahaa sidii ruux hurda oo hadana Soo jeeda wagii ayaa baryay Sidii Caadada U ahyd Axmed Wuxu aaday Iskuulkii Isagoo farxad badan wajigisa laga dheehanayo Kadib Suaalo Dhawra Ayay Waydiiyen axmed saxiibadii Isna Wuxu ahaa Mid ku qanciya inuu Iska faraxsan yahay kaliya ee aanay waxba jirin Kadib waxa laga soo dareeray iskuulkii Wuxuuna Ku soo laabtay gurigii Axmed waxa u baryay Waa cusub Wuxuuna noqday Qof fekeraya Markasta Qalbigisana ay ku dhex jirto inantii quruxda Badnayd Axmed Wuxu mudo sida ahaadaba Wuxu Goaansaday Inuu muna la kulmo Una sheegto Dhibta iyo xanuunka uu u qabo lana wadaagto xanuunka jacaylk a Isagoo naftisa ku qanciya inay aqbalayso muni arintaas Ayaa waxa uu soo wacay telkii Muna wayna ka qabatay Kaftan goos goos ah dabadii axmed Wuxu Ku yidhi muna Cawa ma kulmi karnaa? Muna waxay tiri Haa wayna aqbashay kulankiisa Kadib Isagoo faraxsan ayuu dhigay telkii Wuxuna Isku Diyaariyay Siduu ula kulmi laha Muna Wuxu Soo kaxaystay gaadhigisii wuxuna soo abaaray meeshii Balantu ahyd. Marku soo gaadhay goobtii inyar kadib waxa Timi muna oo si kaduwan Sidii hore usoo labisatay Kana Qurux badan Kulankii maalintii Hore Axmed ayaa si farxadi ku dheehantahay ku yidhi soo dhawoow Muna Waxayna Is waydaarsadeen hadalo kaftana Cabaar markay fadhiyeen ayay muna Axmed Ka dalbatay Inuu u sheego Wixii uu Ugu yedhay Axmed oo runtii wajigisa Naxdin Ka muuqato Kana baqaya inay Diido Codsigiisa ayaa HADALKII KU BILAABAY WEEDHAHAN ASLUUB BADANAY MUNAY DHOWRSANIDA EDEBTIYO DHAQANKIYO XISHOODKIYO SAMAHAAD U DHALATOO FILKAABAAD WAX DHEERTAHAY WAXAANU SIII RAACIYAY ISAGOO muna Ku yidhi muna Codsi ayaan cawa wataa Waxanan rabaa Inaad ila wadaagto dareenka jacaylka xidhidhna ila samayso Muna oo dhoola cadaynaysa waxay Ugu jawaabtay Waxaad tahay inan aad u wanaagsan aadna U qurux badan mutaystayna in jacayl lala wadaago. Lkn …………
Zhp MedaY QepTi SadeXaadi
ReplyDelete